Xog cusub oo laga helay Maxamed Xaaji Axmed (Ilkacase) oo dil ku xukuman

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa nin shalay ay maxkamadda milatariga ee Soomaaliya ku xukuntay dil toogasho ah, isagoo lagu helay inuu ka tirsan yahay ururka Al-Shabaab isla markaana uu gaystay falal argagixiso iyo dil ah. Maxamed Xaaji Axmed oo loo yaqaano Ilkacase ayaa ka mid ahaa toddoba nin oo maxkamadda milatariga ay ku xukuntay … Continue reading Xog cusub oo laga helay Maxamed Xaaji Axmed (Ilkacase) oo dil ku xukuman